Wararkii Ugu Dambeeyay Natiijada Doorashada Kenya iyo Ra’ila Odinga oo rajo beel ku dhacday

Tirinta codadka doorashada Madaxweynaha dalka Kenya ayaa wali socota, waxaana loolan aad u xoogan u dhaxeeyaa labada Musharax ee kala ah William Ruto Madaxweyne kuxigeenka Kenya iyo Ra’isul Wasaarihii hore ee Kenya Ra’ila Odinga. Guddoomiyaha guddiga doorashada Wafula Chebukati ayaa sheegay in ay wali socoto tirinta codadka doorashada Madaxweynaha, waxa uuna xusay in tirinta u … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Natiijada Doorashada Kenya iyo Ra’ila Odinga oo rajo beel ku dhacday